價格:免費
更新日期:2018-02-21
檔案大小:12M
目前版本:1.0
版本需求:Android 2.2 以上版本
官方網站:http://www.aasaasweb.com
Email:aasaastechnology@gmail.com
Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah:
- Diinkuba talaabuu rogaa taag yaraan socodo
- Meel tuuryo gaadhuu ku tagi toban dharaaroode
- Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye
- Adigoo ka tamar weyn maxaa talogal kuu diiday
Waxa kale oo ka mid ah:
- Hawada sare xidiga joogiyo, adoo dayaxa hiigsanaaya.
- Ha siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.
- U hay hiigsiga naftaada, halkii shishe eey u jeeday.
- Si aad himilada u gaadho, u fuul haadiyo galaydhka.
Iyo Qaar kale oo badan, oo aad ku dhex arki doonto App-ka...